logo Home
Afbalaar Orphan and Charity Foundation Riix.
Xalka Soomaaliya, Sheikh Cabdulqaadir Noor Faarax iyo Dr Ahmed Xaaji.Dhagayso
BBC SOMALI
 
img 2:00 PM
img 5:00 PM
img 9:00 PM
img 7:00 AM
 
voa
 
LOGIN
 
User Name :
Password :
Forgot Password | Register
 
Somali Links
 
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afgooye.co.uk
Aflax.net
Allgedo
llarlaadi.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Alldalka.com
Allpuntland.com
Allraaso.net
Allsbc.com
Allwadani.com
Almanaara
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
Baraawepost
Bashaal.com
BBC Somali
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boondheere.com
Boqolsoon.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Cowslafil.con
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Codkawaamo
Dalka Somalia
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
Dhagaxtuur
Diilhare.com
Doollo.com
Ehooyo.com
Galgaduud.com
Gandarshe.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Geedoole.com
Goobjoog.net
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Harowo.com
Heegan.net
Hiiraan
Hobyo-one
Horseedne
Idamaale.com
Imaams.com
Iqrapress
Iqrasomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kulmis.com
Laasadaar
Luuq.com
Muslimwomens
MarkaCadey.Net
Maktabada.com
Mareeg.com
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
Muqdisho times
Mysomali.com
Qaadisiya.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radio Banadir
Ra free Somalia
Radiodaljir.com
RSTV Online
SomLove.com
Shingaani.com
Safari Phone
Shabelle.net
Sharifzein.net
Simbanews.com
Solanetwork.com
Somali Media
Somali R Yemen
Somali start page
Somali Swiss
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalil talk
SomaliOz.com
Somaliweyn.com
Somsports.com
Soomaali News
Talowanaag
Tadkirah.com
Waagacusub
Waaberistudio
Wabishabeele
Wadanka.com
Wardheernews
WarQabad.com
Wargeyska
Warshiikh
Widhwidh
Xamar Shop
Xamardaye
Xamarnet.
Xog-waran.com
Xurnimo.com
Xaraash.com
Yaaqshid.com
 
 
Figradaha Dadweynaha Opinion's section
img img
 
Today's Voice of Wamo Daily News Update
 

        Afbalaar Orphan and Charity Foundation
        

Haddeynu nahay bahda Afbalaar Orphan and Charity  Foundation waxaan aad uga xunahay inaan howshii aan isu xil saarney ee aheyd inaan wax la qabano amaba aan wax u qabano dhalaankayagga ee ku tabaaleysan daafaha gayigeena oo idil gaar ahaan gobolka jubbada hoose ee Kismaayo howshan oo ay  habcsanaan ku timi balse waxaan Alle ka rajeynaynaa inaan noqono kuwii u horseedo nolol iyo baraare ay u aayaan  dhalaankan ku agoonoobey  ayna halakeeyeen dagaaladii ahliga ahaa  oo aan inaba hanbeenin naf iyo maalba  sutidana  u hayeen qowleysatayaal aan  u turi heyn dal iyo deegaan toonna, balse uu hankooda ahaa sidii ay danhooda gaarka ah u gaari lahaayeen.  

Akhristoow tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaad moodaa dhibtii wadanka ku habsatey inteeda ugu badneyd waxaa la oran karaa waxey haleeshay oo ilaa iyo haddana ay ka socotaa gobolada koonfureyd siiba gobolka Jubbada hoose Kismaayo oo ilaa iyo haatan u muuqato meel dagan oon cidina u kicin sida gobolada dalka intiisa kale halka  dadkii deegaankan lahaa ama ku noolaa aysan wali u hollan  iney iska yureeyaan ama ka dhiidhiyaan kuwa har iyo habeen isu soo baheysta iney laayaan ama barakiciyaan tiirarka qoysaska dhalaankooduna u dawarsadaan dariiqyada waa weyn ee gobolka jubbada Hoose Kismaayo si ay uga gun gaaraan himiladooda ay cindigga ku hayeen oo aheyd iney arkaan maalin qura iyaggoo dhaxley Goboka Jubbada Hoose Kismaayo oo la sheeggo inuu yahay ama uu ka mid yahay gobolada ugu qanisan gayigga soomaaliya balse akhristoow waxey iloobeen inuu Alle arladiisa dhaxalsiiyo adoomihiisa suusuuban.

Akhristoow waxaan rajeyneynaa hadduu Alle idmo iney xaruntan dhowaan dib u  bilaabi doonto howlahii ay isu xilsaartey intii karaakeeda ah anaggoo ka howl gali doono magaalo madaxda Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo.

Wixii faahfaahin intaa dheer ee ku saabsan xarunta Agoonta iyo kaalmada ee Afbalaar waxaad nagala soo xiriiri kartaan

Mustafahaji16@hotmail.com ama webmaster@codkawaamo.com

waa mustafa M.Haji

waad mahad san tihiin

 
 
 
Calanka
 
 
img
 
 
blog
 
 
banner
 
 
Somali
 
 
img
 
 
Halkaan ka dhagayso
muxaadaro Diineed oo iftiimineyso in wax labarto
 
 
Why do we read Quran,
even if we can't unders
tand a single Arabic
word????
 
 
img
 

Wareysi dhinacyo badan taabanayo oo ku saabsan Deegaanka Boosaaso iyo mudane Mohamud Mohamed Shalab Shalab Riix.ram Dec 10,2007

 
 
 
 
Codka Wamo © 2007 - All Rights Reserved.
Contact us at: webmaster@codkawamo.com
Powered By ciprasystems.com